Kismaayo: Dhiiga Qubanaya Qareen iyo Qaran Ma Leeyahay !! ?

Tan iyo intii la guddogalay hawlaha doorashooyinka Jubbaland nabaddoonkii saddexaad ayaa weerar loogu gaystay gudaha magaalada Kismaayo. Haddaba, su’aasha mudan iswydiinta ayaa ah maxaa loo beegsanayaa nabaddoonnadan? Si aynu taas u fahamno waxaan dul-istaagaynaa saamaynta iyo doorka nabaddoonada bulshada dhexdeeda ku leeyihiin. Waxii ka dambeeyay shirkii Carta, marjaca siyaasadda waxuu ahaa dustuurka ku meel-gaar ah … Continue reading Kismaayo: Dhiiga Qubanaya Qareen iyo Qaran Ma Leeyahay !! ?